Xisbiga Waddani:Garab Cusub Oo Ku Dhawaaqay Badbaadinta Talada Xisbiga Wadani
October 10, 2016 - Written by editor

Hargeysa ayaa waxa maanta lagaga dhawaaqay Garabka toosinta Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddai kuwaasi oo sheegay in xisbigu haatan u baahan yahay gurmad deg deg ah.

Waxaanay sidoo kale baaq u direen ergooyinka kala duwan iyo taageerayaasha Xisbiga Waddani ee ka soo qayb galaayay shirwaynaha Xisbiga ee la filaayo in uu dhawaan dhaco.

Garabka ayaa waxa ku jira siyaasiyiin iskugu jira rag iyo dumar kuwaasi oo magac kiu dhex leh siyaasada Somaliland.

  • Cali Khadar Xassan Cali Kubad.
  • Hinda Jaamac Xirsi Xoghaya arimaha Bulshada ee Xisbiga Waddani
  • C/laahi Axmed Cali Gudoomiyaha  Waddanio ee Austareliya

Halkan Ka Daawo Muuqaalka

untitled-2

COMMENTS