3 Suldaan Oo ...

3 Suldaan Oo Ka Cudur Daartay Martiqaad Uu Xisbiga Wadani Uga Codsaday Ka Qaybgalka Siyaasiyiin Kusoo Biiraya

0

Hargaysa(ERYALTV)Salaadiin Kala Duwan oo ka mid ah Madaxdhaqameedka Somaliland Ayaa ka Cudurdaartay Martiqaad uu Xisbiga Wadani u Fidiyay kaasi oo ku aadan ka qaybgalka Xaflad Xisbigaasi ku Yeelanayay Magaalada Hargaysa Halka Qaarkood ku Gacan Saydheen Dalabkaasi

Salaadiintaasi Waxaa Ka Mid Ah Suldaanka Guud Ee Beelaha Bariga Burco Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cali Muuse,Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Diiriye iyo Suldaanka Salaadiinta Somaliland Suldaan MAxamed Suldaan Cabdiqaadir

Wax War ahi kama soo bixin Dhinaca Salaadiinta Balse waxaa la sheegay in Xisbiga Wadani uu ku Martiqaaday inay Kala soo qayb galaan Munaasibad ay u samaynayeen soo dhoweynta siyaasiyiinta Isbahaysiga kulmiye

14666118_922738654496827_3457554325470724788_n

NO COMMENTS

Leave a Reply