SAWIRO:Xisbiga Wadani Oo Maanta Qaabilay Siyaasiyiin Kusoo Biiray Xisbigaasi
October 9, 2016 - Written by editor

Hargeysa (ERYALTV):- Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxa uu Hotel Ambasadoor ee magaalada Hargeysa xaflad balaaadhan oo soo dhaweyn ah ugu sameeyay siyaasiyiin magac iyo miisan weyn ku dhex leh Somaliland oo  ka soo jeeda Koonfurta magaalada Hargeysa iyo degmada Sallaxley .

2_f

Xafladan ayaa waxa aay hada ka socoto Hotel Ambasadoor ayaa waxaa  ka soo qeyb galay masuulyiinta xisbiga oo uu hogaaminayo gudoomiyaha xisbigaasi Muddane Cabdiraxmaan Ciro .

3_f

Hoolka  ay xafladani ka socoto ayaa waxaa uu la ciir ciirayaa samxada mawjado tageerayaal ah oo xisbiga cududooda ku soo biiriyey .

1_f4_f

Sidoo kale xafladan ayaa waxaa ka soo qeyb gala madax dhaqameedkii ugu badanaa ee ka soo jeeda beeshan iyo beelaha kalaba
55_fotor67891011121314151617

 

 

 

COMMENTS