MUUQAAL:Itoob...

MUUQAAL:Itoobiya Oo Tubta Saartay Xaaladii Ay ku Burburtay Somaliya Iyo Xaalado Degdeg Ah oo Bulshada Sii Kicinaya Oo Lagu Dhawaaqay

0

 

WAX SOO SAARKII DALKA OO WADA HAAWANAYA..

Nageyle waxaa galabta ka dhacay weerar lugu gubay hanti ganacsi oo ay lahaayeen – TIGREE – Waxana magaalada lugu dilay 10 ka tirsan ciidanka difaaca Ethiopia….

Suuqii ugu weynaa Ethiopia ee ku yaalay – ADIS ABABA – Qeyb ka mid ah waalla gubay, waxana ka dhacday -BOOB IYO HANTI ARUURSI – Warshadii soo saarri jirtay ama diyaarin jirtay cuntada iyo cabitaanka – ETHIOPIA AIR LINE – ee ku taallay deegaanka – OROMIA – Waxaa la mariyay cagta, waxaana gudaha ugalay shacab kumanaan ah oo markaasi ka shaqeyn jiray warshada..Hogaaminta -OROMO IYO AHMARA – Waxay wacad ku marreen inney dhaawac weyn gaarsiindoonaan – DHAQAALAHA ETHIOPIA – si meesha loogga saaro lacagta adag ee ka soo xaroota wax soo saarka dalka ee TIGREE ku nool yihin.

Hoos ka daawo Sawirada Waddooyinka waawayn ee Oromia dhexmara oo la jaray.

fb_img_1475947768641 fb_img_1475947772741 fb_img_1475947775302

 

https://www.facebook.com/qorahaywebtv/videos/649234688582686/

NO COMMENTS

Leave a Reply