SAWIRO:Jaaliy...

SAWIRO:Jaaliyada Ingiriiska Oo Madaxweynaha Qaranka iyo Weftigii Uu Hogaaminayay Kulan Balaadhan La Yeelatay

0

Xaflad ballaadhan oo jaaliyadda reer Somaliland ee dalka Ingiriisku ku soo dhawaynayaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo iyo weftigiisa uu hoggaaminayo oo uu ka mid yahay Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa hadda ka socota magaalada London ee caasimadda dalka Ingiriiska.

14192516_308279156202477_8864195004882888049_n 14563466_308279289535797_5198619846681502922_n 14590229_308279629535763_8508586705623112984_n 14192516_308279156202477_8864195004882888049_n14591579_308279302869129_4082679034459353758_n 14650566_308279779535748_4395378718127998925_n

NO COMMENTS

Leave a Reply