Daawo:- ̶...

Daawo:- “Soomaali Hadaynu Nahay Waxaynu Noqoney Weel Lagu Dawarsado” Wariye Jamaal Maxa,Ed Cusmaan

0

London (ERYALTV) Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa warbixin layaable oo uu wariye Jamaal ka diyaariyay nolosha dadka soomaalida ahi meesha ay maanta mareyso.

waxaanu yidhi”Ama Ha Noqdeen Madax Amase Kuwo Tuulo Cidla Ah Jooga “

“Haddayna Soomaali ku dadaalin sidii looga maarmi lahaa hay’adaha ‘gargaarka’ ee shisheeye iyo dawarsiga, waligeen waxaan ku jiraynaa gacan shisheeye “

wariye-jamaal-cusmaan

 

Ugu danbayntii maamulada iyo Dawalada dhexe ee Soomaaliya ayaa loo Jeediyay inay Ogaadaan Dawarsigu dhibka uu Leeyahay, Hay’adaha Shisheeyana ay ku Khasbaan inay Beeraleyda Soomaalida wax ka iibsadaan, Sidoo kalana Ganacsatada ayaa loogu Baaqay inay maal-gelin ku sameeyaan Beeralayda Soomaalida iyagoo Yaraynaya badeecadaha ay Dibada ka keenayaan.

Halkan Ka Daawo

NO COMMENTS

Leave a Reply