SAWIRO:Jaaliyada Ingiriiska Oo Si Heersare Ah u Qaabishay Weftigii Ay Hogaaminayeen Murashax Muuse Biixi Iyo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland
October 5, 2016 - Written by editor

Xaflad ballaadhan oo jaaliyadda reer Somaliland ee dalka Ingiriisku ku soo dhawaynayaan, kuna taageerayaan Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa hadda ka socota magaalada Birmingham ee dalka UK.
Xafladda oo ay ka soo qaybgaleen boqolaal ka mid ah jaaliyadda reer Somaliland ee Ingiriiska, gaar ahaan kuwa ku dhaqan magaalada Hirmingham waxa Guddoomiyaha KULMIYE Mudane, Muuse Biixi Cabdi ku wehelinaya wasiirrada Wasaaradaha Madaxtooyada, Qorshaynta Qaranka, Caafimaadka, Xannaanada Xoolaha iyo Xidhiidhka Golayaasha Qaranka, kuwaas oo dhammaantood qayb ka ah wefti Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo oo booqasho ku jooga dalka Ingiriiska.

14479647_306882603008799_2941125962592365942_n 14484687_306882356342157_6677947597290943964_n 14479647_306882603008799_2941125962592365942_n 14519788_306883549675371_1154050990648132733_n 14522887_306883413008718_7410815495003199465_n 14568034_306882483008811_7231921892929097522_n 14581511_306883543008705_6192882586029778788_n14519788_306883549675371_1154050990648132733_n 14581511_306883543008705_6192882586029778788_n 14601024_306883143008745_57475908066896961_n

COMMENTS