Eng Maxamed Xaashi Oo Ku Baaqey In Si Deg Deg Ah Hay’adaha Ka Shaqeeya Somaliland Dalka Laga Saaro
October 3, 2016 - Written by editor

Hargeysa (ERYALTV):- Wasiirkii hore ee wasaarada Maaliyada Somaliland ee xukuumada Madaxaweyne  Siilanyo Eng Maxamed Xaashi Cilmi ayaa waxaa ku baaqey in si deg deg ah dalka Looga saro Hay’adaha dalka ka hawl gala madaama oo uu sheegay in ay magaca dalka Somaliya ku joogan Somaliland  .

COMMENTS