Sawiro:Diyaar...

Sawiro:Diyaarada Air-Djabouti Oo Duulimaad Ka Bilaabaysa Madaarka Hargaysa

0

Hargaysa(ERYALTV)Magaalada Hargaysa ee Somaliland waxaa lagu qabtay Munaasibad Balaadhan oo lagu Shaacinayay Duulimaad Cusub oo Ay bilaabayso Shirkad Cusub oo laga Leeyahay Dalka Djabouti Taasi oo la dheho #Airjabouti

Xaflada Furitaanka waxaa ay ku qabsoontay Hotelka Ambasaddor waxaana ka qayb galay Hogaanka Xisbiyada Somaliland,Wasiiro,Madaxda Shirkada #Airjabouti iyo Dadweyne kale oo lagu soo martiqaaday
Diyaaradan oo ah diyaarad Casri ah Ay leedahay wadanka jabouti ayaa ah Diyaaradii Saddexaad Ee #nationalcarried Ama Wadan leeyahay dulimaad ka samaysa Egal International Airport intii Talada wadanka Haysay Xukumada madaxwayne Silany

14440625_10208913079257631_6165678311670140822_n 14457296_10208913078257606_4693127643349511663_n 14469671_10208913083497737_4734194491392995210_n 14495483_10208913081457686_6805339231717171516_n 14516518_10208913075937548_3460927676160734958_n 14517362_10208913077057576_5321607051479817050_n 14522974_10208913082457711_2682182599502716344_n

NO COMMENTS

Leave a Reply